Hadalo Dhaxal Gala (Qaybta:7)
(Iimaanka, xaqiiqada nolosha, geerida, dambiga, camalka suuban, baraaruga qalbiga iyo waxyaabo kale oo u baahan in la xusuusto)
(37) Cabdullaahi bin Mascuud رضي الله عنه ayaa yidhi:
ولقد رأيتنا وما يتخلف عنها إلا منافق معلوم النفاق
" Waxaano aragnay iyadoo aanu salaada jamaacada ka dib dhacayn mooyaane munaafiq la yaqaano nifaaqiisa'.
(38) Sufyaan As-Sawri رحمه الله ayaa yidhi:
مجيئك إلى الصلاة قبل الإقامة توقير للصلاة
" Inaad salaada timaado iqaamada ka hor waa weynaynta salaada".
(39) Ibraahiim At-Taymi رحمه الله ayaa yidhi:
إذا رأيت الرجل يتهاون في التكبيرة الأولى فاغسل يدك منه
" Ka faraxalo ninkaad aragto isagoo dhayalsanaya takbiirta hore (takbiirat alixraamka) ".
(40) Wakiic bin Al-Jaraax رحمه الله ayaa yidhi:
من لم يدرك التكبيرة الأولى فلا ترج خيره
"Qofka aan soo gaadhin takbiirta hore, ha rajayn khayrkiisa".
(41) Saciid bin Al-Musayab رحمه الله ayaa yidhi:
ما فاتتني التكبيرة الأولى منذ خمسين سنة
" Takbiirta hore ima dhaafin konton sano".
(42) Saciid bin Musayib رحمه الله ayaa yidhi:
من حافظ على الصلوات الخمس في جماعة فقد ملأ البر والبحر عبادة
"Qofkii ku ilaaliya shanta salaadood jamaacada, cibaado ayuu ka buuxiyey bariga iyo bada".
(43) Sufyaan bin Cuyayna رحمه الله ayaa yidhi:
لا تكن مثل العبد السوء لا يأتي حتى يُدعَى
" Ha noqon sida adoonka xun een iman ilaa loo yeedho".

Comments