Rukniga 1aad – Rumeynta Allah (caza wajalla)

  1. Xaqiijin tiisa
  2. Caddeynta Cibaadada
  3. Adillada Kalinimada Allaah

Rukniga 2aad – Rumeynta Malaa’ikta

  • (KOW): Caddeyn tiisa
  • (LABO): Sida loo rumeynayo malaa’ikta
  • (SADDEX): Magacda Malaa’ikta
  • (AFAAR): Tilmaanta malaa’ikta
  • (SHAN): Acmaasha malaa’ikta ay qabato
  • (LIX): Xuquuqda ey Malaa’ikta Ku Leeyihiin Bani Aadamka Miraha laga Helayo Rumeynta Malaa’ikta

Rukniga 3aad – Rumeynta Kutubta

  1. Xaqiiqada rumeynta kutubta
  2. Xukunka rumeynta kutubta
  3. Baahida ay u qabaan dadka soo dejinta kutubta iyo xikmadda ku jirta soo dejin teeda
  4. Sida loo rumeynayo kutubta
  5. Aqbalidda akhbaarta kutubtii hare
  6. Kutubta samaawiga ah oo ku soo aroortay quraanka iyo sunnada.

Rukniga 4aad – Rumeynta Rususha

  1. Rumeynta rususha nabadgelyo dushooda ha ahaatee
  2. Xaqiiqada nabinnimada
  3. Xikmada laga leeyahay diridda rususha
  4. Shaqooyinka rususha
  5. Islaamka waa diinka rususha oo dhan
  6. Rusushu waa bashar mana oga qeybka
  7. Dhowrsanaanta rususha
  8. Tirada anbiyada iyo rususha iyo kuwa ugu fadliga badan
  9. Mucjisaadka nabiyada
  10. Rumeynta nabinnimada nabigeenna muxammad naxariis Alle iyo nabad gelyo dushiisa ha ahaatee.

Rukniga 5aad – Rumeynta Maalinta Aakhiro

  1. Rumeynta Maalinta Aakhiro
  2. Sida Loo Rumeynayo Maalinta Aakhiro
  3. Miraha Laga Helayo Rumeynta Maalinta Aakhiro

Rukniga 6aad – Rumeynta Qaddarka

  1. Caddeynta qadarka iyo ahammiyadda ay rumeyntiisa leedahay
  2. Darajooyinka qadarka
  3. Qeybaha qaddarka
  4. Caqiidada salafka ee ku sabsan qaddarka
  5. Falalka addoomanka
  6. Iswaafajinta uumidda Alle iyo falka addoonka
  7. Waajibka addoonka dushiisa ahaaday xagga qaddarka
  8. Ku raalli noqoshada xukunka iyo qadarka
  9. Hanuunku waa labo
  10. Iraadada (doonidda) ku jirta kitaabka Alle waa labo
  11. Asbaabta celiso Qadarta
  12. Qaddarka waa sirta Alle ee khalqigiisa
  13. Xujo ka dhigashada qadarka
  14. Qaadashada asbaabta
  15. Xukunka qofka inkiro qadarka
  16. Miraha uu leeyahay rumeynta qadarka
::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::

Arkaanta Iimaanka

Download PDF

Qaybta cilmi baaristaWaxaa tarjumay kitaabkaan:
Abuu Anas C/qaadir Xusseen Dhuxulow

Comments