Maxaad ka taqaan Maasooniyiinta ama Afka qalaad loogu yaqaano(Free Mason)?

MAR
5

Maxaad ka taqaan Maasooniyiinta ama Afka qalaad loogu yaqaano(Free Mason)?


                           Maasooniyadu waa  xarakad qarsoon oo la ogeyn waxyaallaaha ay qabanayaan sida la aaminsanyahayna waxey gacan  xoogleh ku leedahay dawladaha waa weyn sida :-Mareekanka iyo Ruushka Iyo dawladaha reer galbeedka haddaan tusaale uga soo qaato Calaamadahooda iyo in ay Mareekanka Gacan bir ah ku haayaan...


    Waa tanaaa Calaamada lagu yaqaano Kooxdaan  Waxey aaminsanyihiin Caqiidad Ahaan illaa hadda lama oga oo waxee yiraahdaan Muhandiskii abuuray koonkaan ma waxey ka waddaan Allah Mise Masiixu- dajaal?
Baarayaasha qaarkood waxey yiraahdaan waxey ka waddaan Allah lkn wee yartahay Daliil ka ay u hayaan kuwa kalena waxay yiraahdeen waxey ka wadddaan masiixu dajaal waayo Calaamadda Meesha G ku qoran tahay waxee awal aheed hal il taasoo ay ka waddaan Masiixu-dajaal taasi waa mid lkn tan ka sii yaabka badan waxee tahay in Lacagta dollarka calaaamadooda ku qoran tahay been maaa umaleesay bal illa fiiri





si fcn mu ugu jeedaa Isha meesha ku sawiran waa fahmi kartaa micnaheeda. Walli lama arkin qof Maasooni ah oo telefishinka laga wareesanayo oo dhahay Adduunkaa xukunnaa lkn calaamaddaas waxey si fcn kuu tuseysaa in ay Dhaqaalaha Mareekanka Si fcn gacanta ugu hayaan. 

Ahdaaftooda iyo waxey aaminsanyihiin:-


1-Ma rumaysna Allah iyo Rusushii la soo diray
2- Waxey rabaan in ay ka suuliyaan Wax la yiraahdo Diin Adduunka
3-Waxay rabbaan in ay xukumaaan dawlad walba oo adduunka ka jirta ee see rabbaan ka yeellaan weenna ka dhabeeyeen.
4- In ay Sinnada ka dhigaan wax caadiya naagtanna ay xur u tahay inay wax walbo sameeso free.
5-Waddankii Afkaartiisa diidanna dagaal lagu salido  waxaanna kamida dalalka bariga dhexe ee ayna ku jirto Soomaaliya.
6- In la dhimo nisbadda dhalashada dadka Islaamka ee aadka u sareesa tusaale qoys reer yurub ah celcelis waxee dhalaan 2 meesha qoyska Soomaalida ah ay dhallaan 5qof ugu yaraan.

7- in laga saaro waxa la dhaho Islaam si walba ay suurtagal ku noqon karto.

Raggooda ugu sarsareeya:-
Madaxweynihii ugu horeeyay ee Mareekanka.
2 topac
Franklin rooosevelt
Eddie Murphy
Kamal Ataturk
William Churchil
and others