• Ammaano cirkaa diiday, oo dhulkaa diiday, oo Aadmi 
  • Ammaano kugu raagtey inaad leedahay baad mooddaa.
  • Amxaaro madax gumac galay leedahaye madax hadal galo ma laha.
  • Aqal libaax lafo lagam waayo.
  • Aqoon xumo abaar ka daran(qorsho xumo abaar ka daran)
  • Arab iyo waraabeba talo xumaa laga nool yahay.
  • Aroos lagama raago, lagumana raago.
  • Arrad waa dan uskagse waa doqonniino.
  • Arrimo rag waa mudacyo afkood.
  • Arrin aan sidii futo riyaad la feydin, ma fayooba
    • MAAHMAAHYO:
    • Arrin kaa tagtat Ahaa sooma celiso.
    • Arrin waa mid kugu soo booddiyo, mid kugu bariday.
    • Arrin xumo abaar ka daran.
    • Awr awr wado iyo nin naagi waddi midna kaama leexdaan.
    • Awr kala guurtay uurar kala guurey baa ka xun.
    • Awrba awrka ka horreeya ayuu horraan-qaadkiisa leeyahay.
    • Ayax teg eedna reeb.
    • Ayaydaa taag darran iyadoon tabar lahayn bay dadka isku taagtaagi.
    • Baadi nin aan lahayn bay agjoogtaa.
    • Baahiyi qof kuu daran bay kuu geysaa.

Comments